Alle ha u naxariisto Oday Maxamuud Muxumed Cabdille (Shaami) oo Burco ku geeriyooday. Maxamuud Shaami AHUN waxa uu ahaa oday samatalis ah oo halgankii dibuxoraynta iyo sidoo kale dedaalladii nabadaynta ba si hagar la’aan ah uga qaybqaatay.

Marxuuumka waxaan Alle uga baryayaa inuu u naxariisto, dembigiisa dhaafo, qabrigana u nuuro, ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna sabir iyo Iimaan saadiq ah uu ka siiyo.

إنا لله وإنا إليه راجعون

Language AR EN SO