عيدكم مبارك، كل عام وأنتم بخير
Munaasibadda Ciidul Fidriga awgeed waxa aan hambalyo u dirayaa dhammaan Umadda Islaamka ah, gaar ahaanna Reer Somaliland. Alle ha inaga aqbalo acmaashii suubbanayd iyo cibaadooyinkii aynnu soo gudannay bishii barakaysnayd.
Caafimaad iyo Farxad ku ciida, Ilaahayna sannadkan sannadkiisa ha inagu gaadhsiiyo Nabad, Bashbash iyo Barwaaqo.
Language AR EN SO