Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraaba iyo dhammaan shacabka Somaliland, aniga oo ka tacsiyayna geerida naxdinta leh ee ku timid guddoomiye Axmed Cige Maxamed (Axmed Cige-yare), badhasaabkii hore ee gobolka Hawd, oo dalka Hindiya ku geeryooday.

Marxuumku wuxu ahaa shakhsi ku sifaysan wanaag badan, dalkiisa iyo dadkiisana jecel oo wax badan u soo qabtay.

Marxuumka waxaan Ilaahay uga baryayaa in uu su’aasha u fududeeyo, naxariistiisa Janno ka waraabiyo, qabriga u waasiciyo, qoyska iyo qaraabada na sabir iyo iimaan ka siiyo.

إنا لله وإنا إليه راجعون

Language AR EN SO