Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelka, qaraabada iyo dhammaan asxaabta uu ka baxay Gen. Jaamac Maxamed Qaalib (Jaamac-yare) oo ahaa waxgarad iyo aqoonyahan u soo joogay waayo badan isla markaana kaalin weyn ku dhex lahaa bulshada.
Marxuumka oo habeen khayr badan geeryooday waxaan Alle u weydiinayaa inuu u naxariisto, dembigiisa dhaafo, qabriga u nuuro, ehelkiisa iyo dhammaanteen ba uu sabir iyo Iimaan saadiq ah inaga siiyo.
إنا لله وإنا إليه راجعون
Language AR EN SO