إنا لله وإنا إليه راجعون
Waxaan shacabka reer Somaliland, dadka Soomaalida ah iyo ummadda muslimiintaba tacsiyaynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid caalimkii weynaa ee Sh. Cali Warsame Xasan oo saaka geeridiisa laga soo sheegay Dalka Urdun.
Shiikha ayaa cimrigiisa u hubiiyeey diinta iyo dacwadda isaga oo noloshiisa ku qaatay faafinta iyo dhigista diinta Islaamka. Waxaan Shiikha Alle uga baryayaa inuu u naxariisto, dembigiisa dhaafo, kana abaalimariyockhayrkii uu ka shaqaynayay iyo wakhtigiisa uu diintiisa geliyay.
Si gaar ah, waxa aan ugu tacsiyayanaa qoyska iyo qaraabada Shiikhu ka baxay.
Language AR EN SO