[fvplayer id=”1″]

Waxa aan xasuusinayaa Wasiirka Warfaafinta Television ka Qaranka oo ay ku baxdo Misaaniyad illaa 4 Million ah oo cashuurtii Bulshada laga soo uruuriyey ah wax kalena aynu uga faa’iidaysan lahayn hadana aan awoodiisa baahineed gaadhsiisnayn kuwa madaxa banaan oo aan iyaga Lacag lagu shubine iyagu Dakhli soo saara, hadaba si Hantidaasi inoogu madhaxdo waxaan soo jeedin lahaa Television ka Qaran ka in lagu soo daro ururada Televisions ka Madax banaan.

Waxa aan xasuusinayaa Wasiirka Warfaafinta Television ka Qaranka oo ay ku baxdo Misaaniyad illaa 4 Million ah oo cashuurtii Bulshada laga soo uruuriyey ah wax kalena aynu uga faa'iidaysan lahayn hadana aan awoodiisa baahineed gaadhsiisnayn kuwa madaxa banaan oo aan iyaga Lacag lagu shubine iyagu Dakhli soo saara, hadaba si Hantidaasi inoogu madhaxdo waxaan soo jeedin lahaa Television ka Qaran ka in lagu soo daro ururada Televisions ka Madax banaan.

Posted by Hersi Ali H Hassan on Wednesday, 11 November 2020

Add Your Comment

Language AR EN SO