11 August 2022 Xukuumadda oo Mudaharaadkii Salmiga ahaa Awood Ciidan u adeegsatay Xukuumadda wakhtigeedu dhammaanayo bannanbixii silmiga ahaa waxay ku carqaladaynaysaa awood ciidan iyada oo dhammaan isgoysyadii iyo jidadkii muhiimka ahaa ee… Read more by guusha
11 August 2022 Subaxnimada 11 August 2022 7:00 waa Bannaanbax nabadgelyo! Subaxnimada berri, 7:00 waa Bannaanbax nabadgelyo! Taageerayaasha xisbiga Waddani iyo qof kasta oo muwaadin ah oo nala aragti ah, waxa… Read more by guusha
10 August 2022 Waxa aann UCID iyo Waddani oo ku wargelinnay Wasaaradda Arrimaha Gudaha mudaharaadka Badbaadada Somaliland Waxa aannu maanta labadayada guddoomiye xisbi-mucaarad ee UCID iyo Waddani ku wargelinnay Wasaaradda Arrimaha Gudaha mudaharaadka Badbaadada Somaliland oo ka… Read more by guusha
10 August 2022 إنا لله وإنا إليه راجعون Alle ha u naxariisto Oday Maxamuud Muxumed Cabdille (Shaami) Alle ha u naxariisto Oday Maxamuud Muxumed Cabdille (Shaami) oo Burco ku geeriyooday. Maxamuud Shaami AHUN waxa uu ahaa oday… Read more by guusha
10 August 2022 Waxgarad iyo siyaasiin ka soo jeeda gobollada Togdheer, Saaxil, Maroodijeex iyo Gebilay ayaa maanta hadhimo-sharafeed nagu maamuusay. Read more by guusha
31 July 2022 kulan aanu la qaadannay salaadiinta beelaha bariga Gobolka Togdheer, bariga Saaxil, Saraar iyo galbeedka Sanaag. Read more by guusha
31 July 2022 Curashada sannadka cusub ee tirsiga Islaamka ee1444 awgeed Hambalyo Curashada sannadka cusub ee tirsiga Islaamku (1444) waa munaasabad ina xusuusinaysa dhacdadii uu suubbanahu NNKH ka haajiray magaalada Maka, tallaabadaas… Read more by guusha
31 July 2022 Kulan aannu la yeelanay Ergayga gaarka ah ee dawladda Finland u qaabilsan arrimaha nabadaynta & dhexdhexaadinta ee geeska Africa. Kulan muhim ah ayaannu maanta la yeelannay Ergayga gaarka ah ee dawladda Finland u qaabilsan arrimaha nabadaynta & dhexdhexaadinta ee… Read more by guusha
31 July 2022 إنا لله وإنا إليه راجعون AHUN guddoomiye Axmed Cige Maxamed (Axmed Cige-yare), badhasaabkii hore ee gobolka Hawd, Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraaba iyo dhammaan shacabka Somaliland, aniga oo ka tacsiyayna geerida naxdinta leh ee… Read more by guusha