Bogaadinta bahda saxaafadda
Bahda saxaafadda waxa aannu uga mahadcelinaynnaa dedaalkii ay bixiyeen iyo nafhurkii ay muujiyeen ee dal iyo dibadba ugu tebiyeen islamarkaana indhaha caalamka ugu soo jeediyeen mashaqadii suuqa Waaheen.
Waa shaqo fiican iyo kaalin aad lahaydeen. Aad ayaad ugu mahadsan tihiin
Language AR EN SO