Ramadaan Kariim,  Ku Sooma Cafis, Caafimaad iyo Cibaado Camiran

Ramadaan Kariim, Ku Sooma Cafis, Caafimaad iyo Cibaado Camiran

Ku Sooma Cafis, Caafimaad iyo Cibaado Camiran Waxaa Caawa inoo bishay bilowga bisha barakaysan ee Ramadaan oo ah fursad sanadkii mar Alle adoomihiisa siiyo si ay u kasbadaan dembi dhaaf, naxariis iyo in Naarta laga xoreeyo. Illaahay waxaan inoo waydiinayaa in uu inagu...