Waxa aanu saaka kula shaahnay Dadwaynaha Magaalada Burco mid ka mid ah Maqaaxiyaha ay iskugu yimaaddaan Haldoorka iyo Aqoonyahanka Magaaladu, halkaas oo aannu isku xog-waraysannay kuna dhegaysannay talooyinka kala duwan ee bulshada.