Dalabka Bulshada reer Gabiley ee Gobol doonka ah ee Musharaxa Xisbiga Waddani uu balanqaaday waanu ka dhabaynaynaa Xisbi ahaan, mana noqon doono ballanqaad keliya balse wuxu noqon doonaa mid aanu fulino Insha allah.

Language AR EN SO