Doorasho haddii loo socdo annaga ayayba tahay ujeedkayaga, se waa inay caddaato oo madal iyo milgo yeelato.
Warka Madaxweynuhu ficilkiisa ayuu khilaafsan yahay, oo guddidii doorashada qaban lahayd isaga ayaa farageliyay oo meesha ka saaray, kuwii beddeli lahaana ilaa hadda hawshoodu ma dhammaan; markaa mar haddii aanay shaqo doorasho socon, hadalkaasi waa iska golakafuul.
Language AR EN SO