Guurtida iyo ergada sharafta leh waxaan leeyahay: annaga iyo xukuumadda na dhex jooga, nala eeg, nalana arka, oo haddii aannu qaldannahay na qabta, haddii Madaxweynaha iyo xisbigiisu qaldan yihiinna qabta.
Mucaarad ahaan, haddii nala yidhaahdo gar baa la idiin qaadayaa, ama maslax baa la idiin qaadayaa, amaba se aad na tidhaahdaan halkaa ka baxa oo aad sidaa nagu xukuntaan, waannu yeelaynnaa.
Language AR EN SO