Haddii wakhtigii kaa DHAMMAADAY, Haddii bulshadii soo baxayso oo ku diiddan tahay oo ku leedahay “laguu kordhin maayo”, waxa aan annaguna ku leennahay: laguu kordhin maayo, muddo-xileedkaagiina wuu dhammaanayaa ee DOORASHADA qabo.
Waa inoo SABTIDA: mudaharaad silmi ah oo aan dhib geysan.
Language AR EN SO