Somaliland Guul, waxaan u hambalyaynayaa dadka reer Somaliland ee saaka doorashada u dareeray iyo dhamaan musharixiinta u taagan tartan xor ah oo xalaal ah oo ay isbedel ku sameeyaan, insha allaahu isbedel khayr qaba, bulshada Somaliland ee gobta ah waxaan u rejaynayaa doorasho si nabadgelyo leh ku dhacda oo ku dhamaata, doorashadu waa u muhiim qarankan, muwaadiniinta codkoodu qiimo weyn ayuu ku fadhiyaa, waana fursad qaaliya oo ay ku dooran karaan gole ka mid ah golayaashii talada dalka lagu jaan-goyn lahaa. Doorashooyinka golayaasha Wakiilada ee isku sidkan 31/05/2021 waynu xaqiijinay in ay qabsoomaan ee aan xaqiijino inay nabad ku dhamaadaan oo ay natiijo lagu farxaa ka soo baxdo.

Language AR EN SO