Waxa dhacday MUSIIBO aad u weyn.
Ilaahay swt ciwad khayr qaba ayaan u weydiinayaa dhammaan dadii halkan ku ganacsanayay ee hantidooda ku waayay.
Musiibada ta dhacday ka weyn waa in ilaa hadda waxba la qaban kari la’ yahay oo xalay ilaa saaka la taagan yahay.
Waxaan si gaar ah ugu mahadnaqayaa ciidamada dabdamiska ee ilaa xalay u taagnaa gudashada waajibka Qaran iyo sidoo kale cid kasta oo si uun dedaal u bixisay.
Ciwad khayr qaba ayaynu Ilaahay weydiisanaynnaa!
Language AR EN SO