Kormeer aanu ku marnay Goobaha Diwaangelinta ka socoto ee Burco

Waxa aanu saaka kormeer ku marnay goobaha ay ka bilaabantay diwaangelinta kaadhka codbixiyeyaasha ee magaalada Burco. Dadwaynaha ku dhaqan Gobolka Togdheer iyo Deegaamada Caynabo, Gar’adag iyo Ceelafwayn waxa aan ku baraarujinaynaa inay isdiwaangeliyaan ciddii aan hore Kaadhka Codbixinta u qaadan.

Language AR EN SO