Waxa aanu saaka ka qeyb galnay daah-furka xarumaha diwaangalinta magaaladda hargeysa sidoo kale waxa aanu kormeer ku samaynay hannaanka qaadashada kaadhka cod-bixiyayaashu sida ay u socoto.

Language AR EN SO