Waxa aanu maanta Kormeer Wacyi Gelin ah Ku marnay deegaannada Gobolka Daadmadheedh oo aanu ku baraarujinay Dadka ku dhaqan inay si buuxda uga qayb qaataan Diwaangelinta Codbixiyeyaasha oo maalinta Berri ah ka bilaamaysa gobolkaasi.
Bulshada reer Daadmadheedh waxa aan ugu baaqayaa in ay ka faa’iidaystan fursadan si mug lehna isu diwaangeliyaan.
Language AR EN SO