Waxa aanu maanta xarunta guud ee Xisbiga Waddani kulan kula qaadannay masuuliyiin ka socday Ururrada Bulshada Somaliland.
Kulanka oo daarranaa doorashooyinka soo socda ee 2022-ka qorshaysan inay qabsoomaan waxa aanu iskula meel dhignay mudnaanta ay leedahay in doorashooyinku wakhtigooda ku qabsoomaan iyo sida aannu Xisbi ahaan diyaarka ugu nahay la shaqaynta daneeyayaasha doorashooyinka
Language AR EN SO