Kulan muhim ah ayaannu maanta la yeelannay Ergayga gaarka ah ee dawladda Finland u qaabilsan arrimaha nabadaynta & dhexdhexaadinta ee geeska Africa.
Waxa aannu Ergayga ugu hambalyaynnay guusha iyo horumarka uu ku tallaabsaday, isla markaana waxa aannu isweydaarsannay warbixin iyo xog dhammaystiran oo ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee dalka.
Language AR EN SO