Kulan ballaadhan ayaannu maanta la yeelannay wafdi ka socday dalalka Somaliland ka taageera horumarka iyo arrimaha doorashooyinka. Si gaar ah waxa aannu diiradda u saarnay una lafagurnay doorashooyinka JSL u qorshaysan sannadkan 2022 iyo sidii ay wakhtigooda ugu qabsoomi lahaayeen.

Language AR EN SO