Ma aannu joojin mudaharaadyadii ee waannu hakinnay ee heegan ahaada. Inta xukuumadda Muuse sharciga dhaafsiisan tahay ee ay u olalaynayso inay korodhsoto joojin maynno mudaharaadyada balse fursad ayaynnu siinaynnaa dedaallada ergada guurtida ah ee soddomeeyada dhaafaya.
ERGO diid waa ALLE diid, inta wanaagga jecelna fursad ayaynnu siinaynnaa.
Language AR EN SO