Madaxweynuhu sharciga ayuu madaxweyne ku yahay, haddii uu sharciga ka tallaabsado, ixtiraami waayo dastuurka, xeerarka dalka u yaalla ku tunto yeelan maayo maamuus-madaxweyne, waaxanay tahay in haayadaha sharciga ee loogu talo galay ay ku soo dabbaalaan sharciga, hor keenaan oo ugu yeedhaan.

Language AR EN SO