Waxa aan maanta magacaabay masuuliyiinta garabka dhallinyarada heer qaran ee xisbiga Waddani.
Masuuliyiintan dhallinyarada ah waxa aan Ilaahay uga baryayaa inuu ku garabgalo masuuliyadahan baaxadda leh ee uu Xisbigu u igmaday.
Language AR EN SO