Gurigayga ayaa weerar qorshaysan lagu soo qaaday.
Waxa maanta gurigayga oo aan ka maqanahay lagu soo qaaday weerar iyadoo si qorshaysan gaadhi Wasaaradda gaashaandhiggu leedahay lagu duqeeyey.
Dhowr habeen uun ka hor ayay ahayd markii isla gurigayga dad la soo diray ay saq dhexe dab ku qabteen. Waa qorshe la doonayo in lanagu cabsi geliyo balse waxaan leeyahay: waxaad doontaan sameeya, waxaad doontaan dila oo waxaad doontaan xidha, waxaasi nama cabsi gelinayaa.
Language AR EN SO