MY Mission

I want my people to live the best of life. For the sake of that, our future is not just a dream, we have to achieve that vision and be friends of one objective. Challenges and obstacles will never stop us when we have the courage to reach our goals.

Hadafkayga

Waxa aan doonayaa in dadkaygu nolosha uga faa’iidaysto sida ugu wanaagsan. Mustaqbalkeenu ma aha riyo keliya ee aan u halgano xaqiijinta hiraalka qudha o aan saaxiib ku noqono hal ujeedo. Caqabadaha iyo carqaladuhu weligood inama celin doonaan marka aynu leenahay geesinimo aynu yoolkeenna ku gaadhno.

MY Vision

My nation to be the best in life and highest honor

Aragtidayda

Aragtidaydu waa gaadhsiinta umaddayda nolosha ugu wanaagsan iyo sharafka ugu saraysa.

Language AR EN SO