Mudaharaadkii wuu bilaabmay, wuuna socon doonaa!
Sharcidarrada waxa wada kuwa dadkii ay sheeganayeen inay ammaankooda ilaalinayaan xabbadda nool la dhacaya ee kaarayaasha u soo istaadhay, xorriyaddoodii dastuuriga ahaydna u diiday. Kuwaas ayaa amni-darrada wada, dalkana duminaya.