Waxa aad maqasheen isaga oo madaxweynuhu meel fagaare ah ka leh “dalkeena intaas oo tan oo macdan kaarboon haydarayd ah (carbohydrates) ayaa ku jirta” iyo isaga oo ku dhawaaqaya xanuuno aan wali Dunida ka dhicin, sida: COVID 8 oo aynaan madaxweynaha mooye cid kale ka maqal. Sidaa darteed, waxaan leeyahay madaxweynaha dadkaaga ixtiraam oo waxa aad ku hadlaysa ha ahaado hadal miisaaman; waayo dal laguma maamulo inta aad meel soo istaagto in aad tidhaahdo wixii aad doonto.

Language AR EN SO