Nebigeenna Maxamed صلىالله عليه وسلم Wuxuu beri ka yahay wax kasta oo ceeb ah oo ay marmariyaan kuwa ilaahay ka gaaloobay ee caasiyay rasuulkiisa. Waanu rumaynay oo raacnay, waxaanu rejaynaynaa in aanu noqono kuwa janada kula rafiiqa ee xawdkiisa ka caba ee Ilaahay raali ka noqdo janadana uu ku abaaliyo. Waxaan Cambaaraynayna Emmanuel Macron, ninka madaxda ka ah Faransiiska iyo cid kasta oo aflagaadaysa Rasuulkeenna sharfan iyo diinteena suuban. Waxaan Ilaahay uga baryaynaa in uu masiibo usoo diro ninkaa oo uu calaamad ka muujiyo mucjisana uga dhiga muslimiinta iyo inta uu ilaah hanuunka la doonay.

Ilaahay baa u qiray sharaf iyo dhaqan wanaagsan وإنك لعلى خلق عظيم, waxaa sidoo kale qarin kariwaayay oo wanaaga nebi Maxamed qiray inta gaalo wax moodo oo yidhi hadalada Muuqaalkani soo bandhigayo

Language AR EN SO