Latest News & Events

The Latest News

Kormeer aanu ku marnay qaar ka mid Degmooyinka Gobolada Bariga Somaliland
Kormeer aanu ku marnay qaar ka mid Degmooyinka Gobolada Bariga Somaliland
Weftigii Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ee uu Hoggaaminayay Guddoomiyaha xisbiga Mudane Cabdiraxmaan Cirro ee maalmahan Socdaalka wacyigelinta ah ku…
Kormeer aanu ku marnay Goobaha Diwaangelinta ka socoto ee Burco
Waxa aanu saaka kormeer ku marnay goobaha ay ka bilaabantay diwaangelinta kaadhka codbixiyeyaasha ee magaalada Burco. Dadwaynaha ku dhaqan Gobolka…
Kormeer Wacyigelin ah oo aanu ku marnay Deegaanada Gobolka Daadmadheedh
Kormeer Wacyigelin ah oo aanu ku marnay Deegaanada Gobolka Daadmadheedh
Waxa aanu maanta Kormeer Wacyi Gelin ah Ku marnay deegaannada Gobolka Daadmadheedh oo aanu ku baraarujinay Dadka ku dhaqan inay…
Kormeer aanu ku samaynay Xarumaha Diwaangelinta ee Magaalada Hargaysa
Kormeer aanu ku samaynay Xarumaha Diwaangelinta ee Magaalada Hargaysa
Waxa aanu saaka ka qeyb galnay daah-furka xarumaha diwaangalinta magaaladda hargeysa sidoo kale waxa aanu kormeer ku samaynay hannaanka qaadashada…
Weedhihii aan ka jeediyey Xafladda qalinjebinta Jaamacadda Beder
Weedhihii aan ka jeediyey Xafladda qalinjebinta Jaamacadda Beder
Waxa aan hambalyo u dirayaa dhamaan Ardayda maanta ka qalinjebinaysa Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Beder waxaanan leeyahay Alle ha…
إنا لله وإنا اليه راجعون
إنا لله وإنا اليه راجعون
Waxa aan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii, Qaranka Somaliland iyo guud ahaaan umadda Soomaaliyeed geeridii naxdinta…
Waxaan la kulmay Wafti Ka socda hayada Calaamiga
Waxaan la kulmay Wafti Ka socda hayada Calaamiga

Waxa aanu kulan kula qaadanay Xarunta dhexe ee Xisbiga WADDANI Wafdi iyo Madax ka socota Hay’adda Caalamiga ah ee Interpeace.

Tacsi ( إنا لله وإنا اليه راجعون )
Tacsi ( إنا لله وإنا اليه راجعون )

Waxa aan halkan Tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo guud ahaan Qaranka Somaliland

Language AR EN SO