Waxa aannu shirar kala duwan la yeelannay Wefdi ka socda midowga Yurub & dalka Swedan.
Wafdiga ayaannu ka wada hadalnay xaaladda dalka, waxayna welwel iyo walaac xooggan ka muujiyeen khilaafka xukuumadda iyo axsaabta mucaaradka u dhexeeya.
Dhankayaga, waxa aannu wefdiga u caddaynnay mawqifkayaga ku aaddan doorashooyinka iyo sidoo kale faragelinta xukuumaddu kumishanka doorashooyinka ay ku hayso.
Language AR EN SO