Aniga iyo wefdi ballaadhan oo ka socda Xisbiyada Waddani & UCID waxa aannu saaka ku sii jeednaa magaalada Burco oo ah bartii iyo baradii lagaga dhawaaqay goonni-isutaagga Jamhuuriyadda Somaliland, halkaas oo aannu shacabkayaga kagala qayb geli doonno xuska maalinta Qaran ee 18 May.

Language AR EN SO