Waxa caddaatay Madaxweynuhu inaanu ku talagelin in cid Qaranka ka mid ah oo wax na kala tidhaahda inuu kalsoonida u dhiibto.
Madaxweynaha 4ta bilood u hadhsan yihiin wuxu u haystaa wuxu isagu yidhaahdo inuu sharcigu yahay. Waxa aannu leennahay: waxa aad tidhaahdo sharci ma aha ee dastuurka iyo shuruucda dalka ayaa sharci ah.