Waxa aan halkan ka shaacinayaa in aan ahay Musharrax u taagan guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo aan hoggaamiyo Xisbiga haddii la ii garto, waxa aan aaminsanahay in aanan ugu mudnayn balse aan ku habboonahay hoggaaminta Xisbiga aqoon ahaan iyo waayo aragnimo ahaan ba.

Language AR EN SO