1. Waxa aanu kulan kula qaadanay Xarunta dhexe ee Xisbiga WADDANI Wafdi iyo Madax ka socota Hay’adda Caalamiga ah ee Interpeace.

waftiga iyo Madaxda Hay’adda waxa aanu si qoto dheer uga wada hadalnay hannaanka geedi socodka dimuqraadiyadda Somaliland, sidii loo dardargelin lahaa Doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada & Golayaasha deegaanka, kaalinta Haweenka ee ka qeybgalka Doorashada, metalaadda siyaasadeed ee Beelaha la hayb sooco, tababarada Xisbiyada iyo dhismaha Garabbada Haweenka iyo dhalinyarada ee Xisbiga WADDANI.

Kulankani waxa uu noogu soo dhamaaday is afgarad.

Add Your Comment

Language AR EN SO