Waxgarad iyo siyaasiin ka soo jeeda gobollada Togdheer, Saaxil, Maroodijeex iyo Gebilay ayaa maanta hadhimo-sharafeed nagu maamuusay.
Mudanka iyo waxgaradka deegaannadaas ayaa si buuxda u taageeray mudaharaadyada silmiga ah ee qabanqaabadoodu socoto iyaga oo sheegay inay door muhim ah ka qaadanayaan.
Language AR EN SO