Waxa aan hambalyo u dirayaa dhamaan Ardayda maanta ka qalinjebinaysa Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Beder waxaanan leeyahay Alle ha idinku anfaco.

Waxa kale oo aan Xukuumadda u soo jeedinayaa in ay ka qayb qaadato Dhismaha Biriijka Jaamacadda iyo suuqa isku xidha oo Ardayda Jaamacadda iyo Bulshada Magaalada Hargaysa ba faa’iido wayn ugu fadhiya.

Language AR EN SO