Xukuumaddii way dawakhday oo waxa muuqda werwerka soo foodsaaray, mushkiladduna maaha badhasaabka ama ciidanka halkan jooga e, waa qolo Hargeysa joogta oo ka xanaaqsan dadkaa Kulmiye shalay taageerayay ee maanta xal u arka dalka in isbeddel ka dhaco.
Dadka la khasbi maayee idinku ha ku ceeboobina, dadkana ha cabudhinina. Haddii ay idin seegtay oo aad hanan kari weydeen, naga celin kari maysaan oo waa dadkayagii waana dalkayagii.
Language AR EN SO